DAAWO;-Qaabkii Ay Udhacday Doorasahda Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaabkii Ay Udhacday Doorasahda Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Jsl.
July 23, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ayaa maanta loo doortay xildhibaan faratoon kadib markii uu kaga guullaystay xildhibaan maxamed khadar oo la tartamay

Hadaba doorashada gudoomiyaha golaha wakiilada oo saaka udhacday qaab ka duwan doorashooyinkii hore islamarkaana ay xildhibaanada mucaarid iyo muxaafidba aanay u kala qaybsanayd balse ay kooxo kooxo ahaayeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS