DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Saxafi Madar Cabdi Axmed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Saxafi Madar Cabdi Axmed.
July 12, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaan galabta xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay marxuum suxufi madar cabdi axmed oo maalintii shalay ku geeriyooday dalka itoobiya

Aaska marxuumka oo ay kasoo qyabgaleen badi warbaahinta somaliland ,siyaasiyiin iyo dadwayne tiro badan ayaa waxay ka warameen doorkii uu marxuum madar ku lahaa horumarinta saxaafada somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS