Cali Xaamud Oo Xeer Ilaalinta Ugudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Siyaasi Cabdilaahi Dheere Oo Eedo Lafjabka Ah Kula Kacay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cali Xaamud Oo Xeer Ilaalinta Ugudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Siyaasi Cabdilaahi Dheere Oo Eedo Lafjabka Ah Kula Kacay.
July 24, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada somaliland cali xaamud jibriil ayaa xeer ilaalinra qaranka ugudbiyay dacwad dhan ah siyaasi cabdilaahi dheere oo dhawaan warbaahinta umariyay cali xaamud eedo lafjab ah isagoo ku eedeeyay in uu cali yahay qaran dumis, lana aragti yahay cabdirasaaq khaliif.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS