Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Jabhada Buurta Gacan Libaax Gashay Iyo Xaaladihii Udanbeeyay Ee Deegaanka Go,da Wayn! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Jabhada Buurta Gacan Libaax Gashay Iyo Xaaladihii Udanbeeyay Ee Deegaanka Go,da Wayn!
July 29, 2023 - Written by Editor:

SAAXIL(W,N)-Badhasaabka gobolka saaxil cali case oo maalintii labaad kormeer ku jooga deegaanka degmada go,da wayn ayaa ka hadlay jabhada ku sugan buurta gacan libaax

Sidoo kale badhasaabka ayaa ka warbixiyay kulan ay wada yeesheen waxgaradka deegaanka go,da wayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS