Xildhibaankii Buuxin Lahaa Kursigii Uu Iska casilay Cabdirasaaq Khaliif Oo Sheegay In Aanu Buuxinayni Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaankii Buuxin Lahaa Kursigii Uu Iska casilay Cabdirasaaq Khaliif Oo Sheegay In Aanu Buuxinayni Iyo Sobobta!
June 13, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Sugihii koowaad ee liiska xildhibaanada golaha wakiilda ee gobolka sool islamarkaana ahaa mudanihii buuxin lahaa kursiga xildhibaanimo ee iska casilay cabdirasaaq khaliif ayaa shaaciyay in aanu buuxinaynin booskaasi islamarkaana oo la mawqif yahay shacabkii reer SCC Iyo go,aankii uu cabdirasaaq khaliif kaga tagay Somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS