Xildhibaan Indho Indho Oo Dhaar Ku Maray Hadii Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Loo Dooran Waayo Xil. Faratoon Inay Iscasilayaan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Indho Indho Oo Dhaar Ku Maray Hadii Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Loo Dooran Waayo Xil. Faratoon Inay Iscasilayaan!
June 14, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdiqadir indho indho oo kamid xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ee kazoo jeeda gobolada bari ayaa ka hadlay iscasilaadii gudoomiyihii hore ee golaha wakiilada cabdirasaaq khaliif iyo loolanka hada loogu jiro gudoomiyaha golaha wakiilada isagoo sheegay in ay kursiga baarlamaan uleeyihiin reer sool ahaan islamarkaana aan loo dooran Karin cidkale.

COMMENTS
LINKS