Wasiiro Xukuumada Somaliland Oo Magaalada Burco Ka Daahfuray Wacyigalinta Shidaalka Laga Qodayo Deegaanka Xood. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiiro Xukuumada Somaliland Oo Magaalada Burco Ka Daahfuray Wacyigalinta Shidaalka Laga Qodayo Deegaanka Xood.
June 3, 2023 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Wasiiro xukuumada somaliland katirsan ayaa maanta magaalada burco kaga qaybgalay daahfurka barnaamijka wacyigalinta shidaalka laga qodayo deegaanka xood oo katirsan gobolka togdheer kaasi oo dhawaan la bilaabi doono qodistiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS