Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Xoghayaha Xisbiga Waddani Iyo Arimaha Wax Lagaga Waydiiyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Xoghayaha Xisbiga Waddani Iyo Arimaha Wax Lagaga Waydiiyay!
June 4, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Guud ee xisbiga Wadani khaddar xuseen oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa sheegay in aanu mardanbe xisbiga kulmiye musharax madaxwayne ahayn muuse biixi madaxwaynaha Somaliland isagoo faah faahiyay sobobta aanu u ahayn iyo xogta uu ka hayo.

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

COMMENTS
LINKS