Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaal Maalintii Labaad Ka Socda Magaalada Laascanood! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaal Maalintii Labaad Ka Socda Magaalada Laascanood!
June 25, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Magaalada laascanood ee gobolka sool ayaa maanta waxaa markale dagaal ku dhexmaray ciidamada qaranka somaliland ee ku sugan duleedka magaalada iyo kooxaha huwanta ah ee isku urursaday gudaha magaalada kaasi oo socday mudo dheer iyadoo laysku adeegsaday madaafiic iyo weeraro toos ah majirto wax war ah oo kasoo baxay dagaalkan iyo khasaaraha uuu sobobay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS