Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaal Ka Dhacay Magaalada Garoowe Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaal Ka Dhacay Magaalada Garoowe Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay!
June 20, 2023 - Written by Editor:

GAROOWE(W,N)-Dagaal culus ayaa saaka ka bilowday magaalo madaxda maamul goboleedka Punthland ee Garoowe kaasi oo udhexeeyay ciidamo taabacsan mucaaridka iyo kuwa xukuumada madaxwayne Deni

Dagaalkan ayaa sobobay khasaare iskugu jiro dhimasho iyo dhaawac iyo sidoo kale barakac dadka shacabka eek u dhaqnaa magaalada

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS