Rooda Cabdi Muuse Maxay Ka Tidhi In Madaxwayne Biixi Uu Qaato Talada Lasiiyo Iyo In kale! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Rooda Cabdi Muuse Maxay Ka Tidhi In Madaxwayne Biixi Uu Qaato Talada Lasiiyo Iyo In kale!
June 21, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Ogaal Rooda Cabdi Muuse ayaa Wax laga waydiiyay in Madaxwayne Biixi Qaato Talooyinka la siiyo isagoo sheegtay in ay jiraan kooxo ku xeeran oo iyagu diida in lasiiyo talo.

COMMENTS
LINKS