|
|||||
WAJAALE NEWS
“Qoraalka Kasoo Baxay Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamadda Sare, Wax Qiime Sharci Ah Malaha Waxaanu Baalmarsan Yahay Dastuurka Iyo Dhamaan Xeerarka Dhaqangalka Ah, Mana Mudna Inaan Ka Jawaabo” Gudoomiye Khaliif.
June 6, 2023 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Guddoomiyaha golaha wakiillada Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa si adag uga jawaabay qoraal ka soo baxay Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland kaasi oo dabada socday Dacwad ay gudoomiye khaliif ka gudbisay xeer ilaalinta qaranku, isagoo ka hadlaya wuxu yidhi; “Qoraalka ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamadda Sare wax qiime Sharci ah ma laha waxaanu baal marsan yahay Dastuurka iyo dhamaan Xeerarka Dhaqangalka ah mana mudna inaan ka jawaabo waana arin Jawaabteedu u taalo guud ahaan Golaha Baarlamaanka [Wakiilada iyo Guurtida] ee Awoodahooda Iyo xasaanadooda lagu Xadgudbay Related posts:“Shaqo la,aantu Siyaasada Waxbay Yeesheen, Dhaqaalaha Waxbay Yeesheen, Guryaha Waxbay Yeeshaan”sh. M... Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Lagu Soo Dhaweeyay Jabuuti Iyo Nuxurka Kulan Ay Wad... “Wiigii Ugu Danbeeyay Warbaahinta, Nin Ganacsade Ah Ayaa La Dulsaaran Yahay Oo La Caayayaa Cirdigii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|