“Madaxwayne, Haddii Cabdirisaq Khaliif Sifo Sharci-Darro Ah Xilka Looga Qaado, Adna Sifo Sharci-darro ah Ayaa Xilka Lagaaga Xayuubinayaa…”Xildhibaan Mubaarik Xeeldheere. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne, Haddii Cabdirisaq Khaliif Sifo Sharci-Darro Ah Xilka Looga Qaado, Adna Sifo Sharci-darro ah Ayaa Xilka Lagaaga Xayuubinayaa…”Xildhibaan Mubaarik Xeeldheere.
June 7, 2023 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Xildhibaan Mubaarik Xeel-dheere oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland ayaa si addag uga hadlay tallaabada aan sharciga waafaqsanayn ee ay Xukuumadda Madaxweyne Biixi ku doonayso inay xasaanada iyo xilka iyo xubinimada Golaha kaga qaado Guddoomiye Cabdirasaaq Khaliif Axmed.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS