Madax-dhaqameedka Beesha Habar Jeclo Oo War Kasoo Saaray Xaalada Dalka Iyo Doorka Ay Ku Leeyihiin Dagaalka Laascanood. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka Beesha Habar Jeclo Oo War Kasoo Saaray Xaalada Dalka Iyo Doorka Ay Ku Leeyihiin Dagaalka Laascanood.
June 15, 2023 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Madaxdhaqameedka beesha habar jeclo oo shirk u qabsaday magaalada burco ayaa kazoo saaray war murtiyeed ay kaga hadlay xaalada dalka Somaliland iyo doorka beel ahaaneed ee dagaalka ka socda laascanood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS