Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Digniin Udiray Cidkasta Oo Ka Agdhow Dhaamka Daami Iyo Talaabada Ay Ka Qaadi Doonaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Digniin Udiray Cidkasta Oo Ka Agdhow Dhaamka Daami Iyo Talaabada Ay Ka Qaadi Doonaan.
June 8, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada ahrgaysa oo ay weheliyaan xubno katirsan golaha deegaanka caasimada ayaa booqday dhaamka daami oo ay k wadaan shaqo bulshada lagaga xakamaynayo Iyadoo lagu wareejinayo xili maalintii shalay Uu ku dhintay qof uu liqay.

Sidoo kale maayarka caasimada ayaa digniin culus udiray dadka ka agdhow dhaamka daami oo uu sheegay in ay talaabo ka qaadi doonaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS