Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Dhagax Dhigay Wado Isku Xidhaysa Boqol Jire Iyo Sheekh Cumar! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Dhagax Dhigay Wado Isku Xidhaysa Boqol Jire Iyo Sheekh Cumar!
June 4, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa maanta Waxay si rasmi ah udhagax dhigeen Waddo Cusub oo isku xidhaysa Degmooyinka Gacma dheere iyo 31 May.

Waddadan dhararkeedu wuxuu dhanyahay 4 KM waxaana iska kaashanaya Dadwaynaha Degan Degmada 31 May iyo Dawladda Hoose ee Hargeysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS