|
|||||
WAJAALE NEWS
Kalfadhigii 9Aad Ee Golaha Deegaanka Gabiley Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Qodobada Kasoo Baxay!
June 1, 2023 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Kalfadhigii 9aad ee golaha deegaanka degmada Gabiley ayaa maanta lasoo gabo gabeeyay kaasi oo uu gudoominayay Duqa golaha deegaanku maayarka maxamed amiin Cumar Cabdi. Maayarka magaalada gabiley ayaa faah faahin ka bixiyay qodobada ay kaga doodeen kalfadhigan Sidoo kale kalfadhiga golaha deegaanka gabiley oo ay kazoo xaadireen 12mudane ayaa lagu magacaabay gudi ka shaqayn doono qaadasha kaadhka codbixinta oo dhawaan ka bilaabmi doonta gobolka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Shacabka Magaalada Burco Oo Isku Soo Bax Balaadhan Ku Taageeray Qadiyada Somaliland Iyo Doodii Baarl... Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Gudoomiyaha Cusub Ee Loo Doortay Golaha Wakiila... Gudida horumarinta gobolka Togdheer ee UK "Togdheer Development Foundation" $36,200 ugu deeqay dib-u... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|