Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Ee Fasalada Afraad Oo Maanta Lasoo Gabo Gabeeyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Ee Fasalada Afraad Oo Maanta Lasoo Gabo Gabeeyay
June 22, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Imtixaankii shahaadiga ahaa ee ardayda dugsiyada sare ee somaliland ayaa maanta soo dhamaaday kaasi oo guud ahaan kusoo gabo gaboobay jawi nabadgalyo ah

Sidoo kale masuuliyiinta xafiiska imtixaanaadka qaranka iyo wasaarada waxbarashada ayaa ka hadlay soo dhamaadka imtixaanka.

COMMENTS
LINKS