Imtixaankii Ardayda Fasalada 8Aad Oo Lasoo Gabo Gabeeyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Imtixaankii Ardayda Fasalada 8Aad Oo Lasoo Gabo Gabeeyay!
June 20, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Imtixaanka shahaadiga fasalada 8aad ee guud ahaa gobolada Somaliland ayaa lasoo gabo gabeeyay kaasi oo kusoo dhamaaday jawi nabad ah.

 

COMMENTS
LINKS