Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Maalintii Labaad Kormeer Ku Maraya Goobaha Kaadh Qaadashada Ee Caasimada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Maalintii Labaad Kormeer Ku Maraya Goobaha Kaadh Qaadashada Ee Caasimada Hargaysa.
June 13, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,Musharraxa Madaxweyne Ku Xigeen Maxamed Cali Aw Cabdi,Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Qaar kamid ah hogaanka Xisbiga ayaa kormeeray goobaha ay ka socoto kaadh Bixintu ee Gobolka Maroodi jeex gaara ahaana Degmooyinka 31 May,Axmed Dhagax,Maxamuud Haybe,Maxamed Mooge, Macalin Haaruun,iyo Gacan Libaax.

COMMENTS
LINKS