Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Raashin Uqaybisay Boqol Iyo Konton Qoys Oo Isugu Jira Soonoqdayaal Iyo Danyar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Raashin Uqaybisay Boqol Iyo Konton Qoys Oo Isugu Jira Soonoqdayaal Iyo Danyar.
June 12, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka Somaliland ayaa maanta raashin uqaybisay 150qoys oo iskugu jira dadkii laga soo celiyay dalalka dibada iyo qoysaska kale oo danyar ah.

 

COMMENTS
LINKS