|
|||||
WAJAALE NEWS
“Hadaan Raga Siyaasiyiinta Ah Ee Dalka Taladiisa Gacanta Ku Hayaa, Qaar Aanay Waxba Ka Tagin, Xadhig La Giijiyaa Wuu Go,aa Uun”Maayar Mooge.
June 10, 2023 - Written by Editor:“Waxaynu Doonaynaa Wadan Dimuqraadiya Oo Dadkiisu Aanay Cid Caabudayn Dadka Madaxdana..”Maayar Mooge/ “Hadaan Raga Siyaasiyiinta Ah Ee Dalka Taladiisa Gacanta Ku Hayaa, Qaar Aanay Waxba Ka Tagin, Xadhig La Giijiyaa Wuu Go,aa Uun”Maayar Mooge. HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ka Qaybgalay buuga uu qoray maxamed baaruud ee weerane ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo dabeeadaha siyaasadeed eek u xeeran Somaliland Sidoo kale maayar mooge ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo waxyaabaha looga baahan yahay madaxda dalku in ay ku dhaqmaan sidii bulshada layskugu hayn lahaa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:War Deg Deg ah ;Maayarka Magaalada Gabiley Oo Xabsiga U Taxaabay Xubin Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye, Siyaasiyiin & Madaxdhaqameedka Jsl Oo ka Hadlay Qaabka Loo Xalin Karo Xaalada Laascanood Iyo Fariint... DAAWO;Guddida Madaxweyne Siilaanyo U Magacaabay Turxaan Bixinta Liiska Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Go... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|