|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Oo War Cusub Kasoo Saaray Kaadh Qaadashada Gobolada Saaxil, Awdal Iyo Sanaag.
June 9, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka qaranka Somaliland ayaa war cusub kazoo saaray wakhtigii loo mudeeyay qaadashada kaadhka codbixinta ee ka socday gobolada sanaag, awdal iyo saaxil oo maalintii udanbaysay ay tahay Sidoo kale gudoomiyaha komishanka ayaa fariin udiray shacabka ku dhaqan gobolada maroodi jeex, togdheer iyo sool oo ay ka bilaambi doonto kaadh qaadashadu 12bishan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:War Deg Dega; Xukuumada Oo Xidhay Suldaan Mawliid Sabayso Oo Kamida Madax Dhaqameedka Somaliland. Madaxwayne Biixi Oo Magacabaay Wasiirka Gaadiidka Iyo Jidadka Oo Uu Dhawaan Baneeyay Cabdirasaaq Ata... Mid Ka Mida Xilldhibaanada Golaha Guurtida Oo La Iibinayo Kursiga Uu Ku Fadhiyo Iyo Sababaha Keenay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|