Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Oo Kormeeray Goobaha Kaadh Qaybintu Ka Socoto Ee Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Oo Kormeeray Goobaha Kaadh Qaybintu Ka Socoto Ee Gabiley
June 12, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha komishanka doorashooyiinka qaranka oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley iyo ka degmadu ayaa kormeer kusoo maray goobaha kaadh qaybintu ka socoto ee gabiley

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS