DAAWO;-Bandhiga Buuga Weerane Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bandhiga Buuga Weerane Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
June 10, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Munaasibad lagu soo bandhigay buuga weerane oo uu qoray muj maxamed baaruud cali gudoomiyaha haayada xuquuqal iisaanka qaranka kaasi oo ka hadlaya bilowgii halgankii dalka dib loogu xoreeyay ee dhalinyarada ufo.

Waxaana munaasibadan ka hadlay madaxda xisbiyada mucaaridka, masuuliyiin ka socday xukuumada iyo xubno kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS