Ciidamado Kasoo Goostay SSC Oo Lagu Soo dhaweeyay Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Gobolka Sool. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamado Kasoo Goostay SSC Oo Lagu Soo dhaweeyay Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Gobolka Sool.
June 6, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Ciidamo kazoo goostay SSC Iyo kooxaha huwanta ah ee ka dagaalamaya magaalada laascanood ayaa maanta lagu soo dhaweeyay taliska ciidanka qaranka somaliand qaybta 7Aad ee deegaanka samokaab kuwasi ooh ore ciidanka qaranka Somaliland uga tirsanaa balse raacay markii hore caadifadii shacabka reer sool lagaliyay hadana ogaaday xaqiiqda oo kusoo laabtay Somaliland iyo ciidankii ay ka tirsanaayeen

Saraakiil ciidanka qaranka Somaliland katirsan ayaa soo dhaweeyay ciidanka kuwaasi oo sheegay in ay saamax yihiin wixii ciidamo iyo shacab ah ee la khalday

Dhanka kale saraakiisha horkacaysay ciidamada kazoo goostay SSC Ayaa ka hadlay sobobta ay uga soo baxeen kooxaha laascanood ka dagaalamaya isagoo ka waramay xaqiiqda meesha ka jirta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS