Caasimada Somaliland Oo Lagu Qabtay Tartanka Dhinaca Orodada Ah Oo Caalamiya Iyo Tirada Wadamada Kasoo Qaybgalay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Caasimada Somaliland Oo Lagu Qabtay Tartanka Dhinaca Orodada Ah Oo Caalamiya Iyo Tirada Wadamada Kasoo Qaybgalay!
June 23, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Caasimada somaliland ee hargaysa ayaa galabta lagu qabtay tartan caalamiya oo orodka ah kaasi oo ay kasoo qaybgaleen orodyahano ka socday 10 wadan oo african ah

Tartanka ah oo loogu magacdaray hargaysa half marathon ayaa xukuumada somaliland shaacisay abaal marinta la siinayo orodyahanka ku guulaysa kaalinta koowaad iyo kaalmaha xiga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS