5Hablood Oo Sedex Walaalo Yihiin Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Ka Dhacay Dalka Maraykanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
5Hablood Oo Sedex Walaalo Yihiin Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Ka Dhacay Dalka Maraykanka.
June 17, 2023 - Written by Editor:

Minneapolis(W,N)-Alle haw-naxariiste waxa magaalada Minneapolis Ee DDalka Maraykank ku geeriyooday 5 hablood oo Soomaali ah Kaasi oo uu sobobay geeridooda shil gaadhi

Shil gaadhi oo ka dhacay gudaha magalada Minneapolis ayaa sababay dhimashada 5 hablood oo Soomaali ah , kuwaasi oo 3 kamid ah ay yihiin Walaalo.

Hablahan ayaa la sheegay inay isu diyaarinayeen xaflada qalinjabintioda oo ku beeganayd maalinta barri ah.

COMMENTS
LINKS