46xildhibaan Oo Golaha Wakiilada Horkeenay Mooshin La Xidhiidha Sharciga Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
46xildhibaan Oo Golaha Wakiilada Horkeenay Mooshin La Xidhiidha Sharciga Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka!
June 4, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Fadhigii goaha wakiilada ee saaka ayaa waxaa mooshin horkeenay 46xildhibaan kaasi oo ah mashruuc sharci oo la xidhiidha xeerka xafiiska imtixaanaadka qaranka.

Xildhibaan xasan dhuxul laabsaalax oo kamid ah xildhibaanada golaha horkeenay ayaa faah faahin ka bixiyay mooshinkan sharci ee xafiiska imtixaanaadka qaranka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS