|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Go,aamo Culus Dul Dhigtay Beelihii Dirirtu Ku Dhexmartay Deegaano Katirsan Gobolka Togdheer
May 19, 2023 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Gudida xukuumada ee u xil saran xal uhelida shaqaaqo deegaanka cali saahid ku dhexmartay laba beelood oo wada dega gobolka togdheer kuwaasi oo maalmihi udanbeeyay xukuumada iyo madaxdhaqameedka labadan beelood ku hawlanaayeen sidii loo damin lahaa Wasiitka wasaarada arimaha gudaha oo ku hadlayay afka gudida xukuumada ee arintan ujoogta magaalada burco ayaa awaamiir culus dul dhigay beelihii dirirtu dhexmartay isagoo sheegay in aan la arki Karin ciidan beeloodyo isku urursadan deegaanadani islamarkaana ay ku kala noqdaan meelihii ay ka yimaadeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Eng: Faysal Cali Waraabe Iyo Mujaahid Cali Guray Oo Taageersan Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qar... Dalalka Beesha Caalamka Ee Taageera Doorashooyinka Somaliland oo Lacagta Ay Bixinayaan Ku Xidhay Sad... Daawo:Xisbiga Ucid Oo Digniin U Diray Xildhibaanadii Golaha Deegaanka Ee Kasoo Baxay Xisbigooga Bals... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|