|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Ay Weheliyaan Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Agabka Ciyaaraha Ku Wareejiyay Dhalinyarada Magaalada Gabiley!
May 2, 2023 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Xoghayaha xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka ee xisbiga wadani Maxamed cabdilaahi jaamac Bookh , gudoomiye kuxigeenk garabka dhalinyarada ee xisbiga oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka ee degmada gabiley Ayaa Agabka Ciyaaraha kubada cagta gudoonsiiyay qaarkamid ah kooxaha kubada cagta ee magaalada gabiley.
Masuulyiinta xisbia wadani iyo qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka gabiley oo ka hadlay munaasibadan ay dhalinyrada kubada cagta qalabka sportiga ugu wareejinayeen ayaa sheegay in ay ujeedadeedu tahay sidii loo dhiirigalin lahaa dhalinyarada si looga wacyigaliyo qabyaalada iyo waxyaabaha bulshada kala qoqobaya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Xafiiskiisa Kulan Gaar Ah Kula Yeeshey Prof Ismaciil Buubaa Iyo Ari... Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo U Anbobaxay Gobolka Sool Iyo Baaqa Uu Udiray Garaadada! DAAWO Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Kalfadhigii Saaka u Baaqday Kooramka oo Buuxsami Waa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|