|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Axmed Muumin Seed Oo Xukuumada Ku Eedeeyay In Aanay Ilaa Hada Ka Hadal Saraal Lagu Diley Lowyo Cado Oo Sobobay Rabshado Ka Dhacay Boorama Iyo Dilla!
May 5, 2023 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada beeraha xukuumada madaxwayne biixi siyaais axmed muumin seed ayaa ka hadlay saraal lagu diley magaalada lowyo cado islamarkaana uu uu toogtay askar ay isku ciidan ahaayeen kaasi oo ay ka dhasheen banana baxyo ay magaalada boorama iyo dilla ka dhigeen dad ka gadoodsan dilkan Siyaasi axmed muumin seed ayaa xukuumada ku eedeeyay in aanay ilaa hada ka hadal dilka taliye kuxigeenkii ciidan ilaalada xeebaha ee magaalada lowyo kaasi isagoo ku eedeeyay in ay dadka reer awdal dhiigooda wax qiimo ay ugu fadhiyin Dhanka ex wasiir seed ayaa sheegay in ilaa xalay magaalada boorama ay ka dhacaysay rasaas/
Related posts:Daawo:Xukuumada Oo Qirtay In Laga Hor Istaagay Wasiirka Biyaha In Uu galo Xarunta Madaxtooyada Iyo... Dhacdo Naxdinle; Guri Ku Gubtay Xaafada Cabaase Ee Magaalada Hargaysa Oo Ay Ku Geeriyoodeen Hooyo Iy... Daawo: Odayaal Dhaqameed Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Deegaanka Qool-cadday Ay Fidmo Ka Abuurayso COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|