Shil Gaadhi ka dhacay Jidka Isku Xidha Wajaale Iyo Kalabaydh Oo Sobobay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shil Gaadhi ka dhacay Jidka Isku Xidha Wajaale Iyo Kalabaydh Oo Sobobay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh!
May 4, 2023 - Written by Editor:

Alle Ha,unaxariistee Laba Qof Ayaa Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacey Wadada U Dhaxeysa Wajaale Iyo Kalabeydh, Halka Sadex Qof oo Kale Ay Ku Dhaawacmeen, Kuwaasi oo La Geeyay Cusbitaalka Wajaale Laguna Dabiibayo Xaaladooda Alle Haw Boogo Dhayo/

Shilka Ayaa Dhacey Kadib Markii Sadex Gaadhi Ay Isku Dhaceen Oo Mid Ka Midi Ay Ahayd iskorogo Wadada Taalay.

Sidoo kale laba qof oo mayd ah iyo dhaawac ayaa goordhawayd lasoo gaadhsiiyay cisbitaalka magaalada gabiley.

 

COMMENTS
LINKS