|
|||||
WAJAALE NEWS
Odayaasha Iyo Ehelada Sarkaalkii Lagu Dilay Lowyo Caddo Oo Sheegay In Aanay Iyaga Matalin Dadkii Banaan Baxa Ka Dhigay Magaalada Boorama!
May 8, 2023 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Odoyaasha iyo ehelada taliye kuxigeenkii ciidanka ilaalada xeebaha magaalada lowyo cado ee dhawan uu toogtay askari ay isku ciidanka ahaayeen ayaa sheegay in dadka mudo haraadka maanta ka dhigay magaalada boorama islamarkaana rabashadaha boobka hantiyeed ku jiraan gaystay aanay iyaga matalin beeshooda iyagoo sheegay in ay ka war sugayaan xukunka maxkamada ee ah in loo toogto askriga dilay taliye kuxigeenkii marxuum khaddar xabeeb caynaanshe. Sidoo kale ehelada marxuumkan ayaa dadka banana baxyada ka dhigay boorama ku tilmaamay kuwo aan dantooda ka shaqaynayn balse ay u arkaan kuwo ku wiirsanaya madaamada uu mayd uyaalo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Ganacsatada Somaliland Oo Shir Ay Yeesheen Ku Magacaabay Gudida Taakulaynta Dadkii Ku Caydhoobay Dab... Magacyada Hooyo Lahayd Uur 7 Bilood Ah Iyo Seygeeda Oo Ku Dhintay Doontii Qaraqantey + Dareenka Xanu... Boqor Buur-madow Oo Sheegay In Wada-hadallo Uu Beeshiisa Ku Matalayo Uu Kula Jiro Xisbiyada Mucaarid... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|