|
|||||
WAJAALE NEWS
“Ninka Ka Baqaya Doorasho Ee Ku Baaqay Dagaal Waligiiba Socdaa, Waa Fulay”Musharax Cirro.”
May 19, 2023 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro oo ka hadlay munaasibad xuska 18may oo xisbiga wadani ahbeenkii xalay ku qabtay magaalada burcojawaabo ka bixiyay hadalo uu hore ugu weeraray madaxwayne biixi isagoo sheegay in uu isagu musharax yahay islamarkaana biixi looga baahan yahayn in aad ila tartantid Sidoo kale musharaxa ciro ayaa a hadlay colaada laascanood iyo shaqaaqooyinka kale ee ka taagan dalka isagoo dhaliilay qaabka madaxwayne biixi uga hadlo. Related posts:Somaliland Iyo Qaramada Midoobay Oo Isku Soo Dhawaaday, Ka dib Khilaaf Culus Oo Dhawaan Ka Dhex Qarx... Daawo: Odeyaasha Subeer Awal Ee Xisbiga Wadani Oo Si Adaga Ugu Jawaabay Xildhibaan Siciid Cilmi Roob... Xafiiska Taiwan Ee Somaliland Oo Noqday Xafiiska Ugu Meeqaamka Sareeya Xafiisyada Taiwan Dalka Dibed... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|