Mudo Haraad Maanta Markale Ka Dhacay Magaalada Boorama Iyo Khasaaraha Ka Dhashay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mudo Haraad Maanta Markale Ka Dhacay Magaalada Boorama Iyo Khasaaraha Ka Dhashay!
May 8, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Dad ka gadoodsan saraal ciidanka ilaalada xeebaha katirsanaa oo dhawaan askari ay isku ciidan ahaayeen ku toogtay magaalada lowyo cado ayaa maanta mudo haraad rabshado ka wata ka dhigay magaalada boorama kaasi oo ay weerareen mudo haraadayaashu meherado ganacsi iyo goobo kale

Sidoo kale ciidamada amaanka oo ka hortagaya banana baxayaasha ayaa waxaa ka dhashay khasaare dad ku dhaawacmay kuwo xabsiga loo taxaabay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS