HARGAYSA(W,N)-Suldaanka guud ee beelaha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdiraxmaan suldaan cabdilaahi iyo madaxdhaqameed kale ayaa maanta u anbabaxay magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco halkaasi oo uu sheegay in uu utagayo daminta dirir udhaxay laba beelood oo walaalaha deegaan katirsan gobolka togdheer.