Maydadka Laba Qof Oo Uu Qaaday Dooxa Huluuq Ee Degamada Arabsiyo Oo Lasoo Helay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maydadka Laba Qof Oo Uu Qaaday Dooxa Huluuq Ee Degamada Arabsiyo Oo Lasoo Helay
May 2, 2023 - Written by Editor:

ARABSIYO(W,N)-Shalay galabtii ayay ahayd markii dooxa huluuq ee duleedka bari ee magaalada arabsiyo uu qaaday gaadhi vx ah oo ay saareen laba qof oo rag ah

Raadcada maydadka alle ha,unaxariistee laba qof ayaa ilaa xalay ilaa maanta raacdo oogu jiray iyadoo maydadkoogii lasoo helay

Maamulka degmada arabsiyo ayaa cadeeyay in lagu guulaystay in la helo maydadka laba ruux.

 

COMMENTS
LINKS