|
|||||
WAJAALE NEWS
Marwo Adna Aadan Oo Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Uk Uga Xog Warantay Marxaladihii Uu Dalku Soo Maray!
May 21, 2023 - Written by Editor:LONDON(W,N)-Ergayga gaarka ah ee somaliland uqaabilsan wadahadalada somaliya marwo Drs Adna Aadan ismaaciil oo jaaliyada reer Somaliland ee dalka UK kaga qaybgashay xuska munaasibada 32guurada maalinta qarannimada jsl ee 18may ayaa ka warantay marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay Somaliland iyo dhismaheega dawladnimo iyo halka imika ay marayso iyadoo sheegay in hada caalamku kusoo hirto waxyaabaha ay suurto galisay Somaliland kuwaasi oo ah kuwo lagu faano. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Gudida Gacanta Ku Haysa Dhismaha Jidka Alley-baday iyo Arabsiyo oo Lagu Wareejiyay Deeq Lacageed oo ... DAAWO;-Shirka Wada Tashiga Golaha Dhaqanka Iyo Xisbiyada DDSI Oo Lagu Qabtay Magaalada Jig jiga. Daawo:Beesha C/raxmaan Sacad(Sacad Muuse) Oo Dooratay Suldaan Cusub Iyo Waqtiga Caleemo Saarka Oo La... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|