“Madaxwaynaha Waxaan Ka Codsanayaa In Indhaha Uu Ku Eegayo, Wariye Bushaaro Baaday Ay Noqoto In Ay Tahay Mid Isaga Dhisaysa”Dr Gaboose. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwaynaha Waxaan Ka Codsanayaa In Indhaha Uu Ku Eegayo, Wariye Bushaaro Baaday Ay Noqoto In Ay Tahay Mid Isaga Dhisaysa”Dr Gaboose.
May 30, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka barwaaqo dr maxamed cabdi gaboose ayaa ka hadlay xadhiga ay xukuumadu kula kacday wariye bushaaro baade isagoo sheegay in dhaliilaha ay sheegtaa in yihiin kuwo dhisaya madaxwayne biixi balse aanay ahayn in uu dhibsado

Sidoo kale dr gaboose ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu xoriyadeeda usoo celiyo wariye bushaaro baadey oo mudo ku xidhan magaalada hargaysa

Dhanka kale dr gaboose ayaa sheegay in xisbigii waddani ee beeshiisu tirsan jirtay uu la wareegay xirsi oo ay isaga tartamayaan islamarkaaba beeshiisa looga baahn yahay in ay doorteen xisbigiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS