BURCO(W,N)-Madaxdhaqameedka beelo dhawaan dirir ku dhexmartay deegaanka cali saahid oo katirsan gobolka ayaa siwada jir ah warbaahinta ugu hadlay magaalada burco kuwaasi ku dhawaaqay in la joojiyo xabada islamarkaana laga wada hadlo wixii dhib dhacay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;