Maamulka Gobolka Gabiley Oo Deeq Xoolo Ah Ku Wareejiyay Ciidanka Qaranka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Deeq Xoolo Ah Ku Wareejiyay Ciidanka Qaranka Somaliland
May 31, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley oo uu horkacayo maayarka magaalada oo ay weheliyaan maayar kuxigeenka iyo aarkamid ah cuqaasha gobolku ayaa ciidanka qaranka somaliland ku wareejiyay 1000neef oo adhi ah iyo 100geel ah kuwaasi oo ay ku talo galeen taakulada ciidamada qaranka ee difaaca kaga jira jiida hore ee gobolka sool.

Deeqdan ayaa waxaa maamulka gobolka gabiley kala wareegay abaaduulaha guud ee ciidanka qaranka jamhuuriyada somaliland gen af guduud iyo saraakiil kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS