|
|||||
WAJAALE NEWS
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Shacabka Reer Burco Kala Qaybgalay Xuska 18may Iyo Nuxurka Khudbadii Musharax Cirro.
May 18, 2023 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani iyo gudoomiyaha xisbiga oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan hogaanka saree e xisbiga ayaa xuska munaasibada maalinta qarannimada Somaliland kala qaybgalay shacabka magaalada burco halkaasi oo ay hambalyo udireen ciidamada qalabka sida ee jamhuuriyada Somaliland Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani ayaa sheegay in ay jirto maalin guud ahaan shacabka Somaliland ka midaysan yahay taasi oo ah maalinta qarrnimada Somaliland ee 18may.
Related posts:Halkan ka daawo ergooyinkii ka socday gobolada awdal iyo selel oo sheegay in loo diiday in ay galaan... DAAWO ; Bilowga Ololaha Doorashada Madaxtooyada Jsl Iyo Isku Soobixii Xisbiga Ucid Ee Fagaaraha Beer... DAAWO;-"Ciyaalka Xamar Jooga Waxaan Leeyahay Somaliland Way Jirtaa Wayna Jiri Doontaa"Eng Faysal Cal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|