|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Shacabka Somaliland “SPP” Garyaqaan Timo Oo Bulshada Reer Gabiley Kala Qaybgalay Munaasibadii Xuska 18may Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Ka Jeediyay!
May 19, 2023 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka shacabka Somaliland ee SPP Garyaqaan Maxamed Maxamuud xaashi (Timo) ayaa bulshada waynta reer gabiley kala qaybgalay xuska munaasibada sanadguurada 32aad ee qarannimada jamhuuriyada Somaliland Ee 18may, halkaasi oo uu ka jeediyay khudbad uu kaga hadlayo qiimaha ay shacabka reer somalilan uleedahay maalintani iyo waxyaabaha looga baahan yahayn guud ahaan shacab reer Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Maamulka Cusbitaalka Magaalada Wajaale Oo Ka Warbixiyay Xaalada Dhaawacyada Dadkii Uu Ku Dumay Dhism... Xukuumada Somaliland Oo Wasiiro Cusub U Soo Diraysa Xariirad Oo Xiisadeedii Wali Cakiran Tahay. “Suldaan Xasan Waxaan Leeyahay Sharafta Saldanada Subeer Awal Ilaali, Ta Qaranka Somalilandna Ilaali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|