|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo War Cusub Kasoo Saartay Liisanka Ururada Cusub Iyo Wakhtiga Uu Dhacayo!
May 21, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudida diwaangalinta ururada siyaasada iyo kala reebista asxaabta Somaliland oo tababar ufurtay urursiyaasadeedyada cusub ayaa ka hadashay wakhtiga ay dhacayaan liisanka ururada siyaasada ee cusub iyo xaqiiqada wararka ka hadlaya liisanka ay ay haystaan ururada cusub Sidoo kale komishaneer muxiyadiin oo katirsan gudida diwaangalinta ururada ayaa faah faahin ka bixiyay wakhtiga uu dhacayo liisanka ururada iyo nuxurka ay xanbaarsanayd taariikhda ku qoran shahaadadii ay siiyeen ururada cusub iyo liisanka sedexda xisbi qaran ee hore ujiray. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo Mid Ka Mid Ah Bahda Garsoorka Oo Ka Hadlay Xadhiga Xukuumadu Kula Kacdo Muwadiniinta Reer Soma... Madaxweynaha JSL Oo Sagootiyey Madaxweynaha DDS Oo shalay Dalka U Yimi Furitaankii Dekeda Berbera. Waxaa La Gaadhay Wakhtigii Madaxwayne Muuse Biixi Kursiga Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ku Wareejin La... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|