|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo War Cusub Kasoo Saartay Liisanka Ururada Cusub Iyo Wakhtiga Uu Dhacayo!
May 21, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudida diwaangalinta ururada siyaasada iyo kala reebista asxaabta Somaliland oo tababar ufurtay urursiyaasadeedyada cusub ayaa ka hadashay wakhtiga ay dhacayaan liisanka ururada siyaasada ee cusub iyo xaqiiqada wararka ka hadlaya liisanka ay ay haystaan ururada cusub Sidoo kale komishaneer muxiyadiin oo katirsan gudida diwaangalinta ururada ayaa faah faahin ka bixiyay wakhtiga uu dhacayo liisanka ururada iyo nuxurka ay xanbaarsanayd taariikhda ku qoran shahaadadii ay siiyeen ururada cusub iyo liisanka sedexda xisbi qaran ee hore ujiray. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Alshabaab Oo Weerar Qaraxyo Wata Ku Qaaday Huteelk Alxayaat Ee Magaalada M... Masuuliyiinta Xukuumada Ugu Sareeya Ee Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Oo Mawqif Adag Ka Istaagay Xeerka I... DAAWO; Fanaanda Codka Dahabiga ah Ee Yurub Geenyo Oo Wacdaro ka Dhigtay Bandhigii Xalay Ee Ciida ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|