Dr Cabdiraxmaan Bayle Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Jaamacada Tima Cade Ee Magaalada Gabiley! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dr Cabdiraxmaan Bayle Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Jaamacada Tima Cade Ee Magaalada Gabiley!
May 6, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada somaliya cabdiraxmaan bayle ducaale yaa habeenkii xalay lagu marti qaaday jaamcada tima cade ee magaalada gabiley halkaasi oo uu ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu kaga hadlay dhaqaalaha iyo dib ugu soo noqoshada somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS