|
|||||
WAJAALE NEWS
Dooxa Huluuq Ee Duleedka Bari Ee Magaalada Arabsiyo Oo Qaaday Gaadhi VX Ah Iyo Dadkii Saarnaaba
May 1, 2023 - Written by Editor:ARABSIYO(W,N)-Doox huluuq ee dhinaca bari ee magaalada arabsiyo ayaa galabta daad wayne oo kusoo rogmaday wuxuu qaaday gaadhi VX Ah iyo sedex qof oo saarnaa kuwaasi oo ilaa hada raq iyo ruux midna laga haynin. Laba qof oo kamid ah dadki saarnaa gaadhi oo xaga sare uga soo baxay markii gaadhi daadku qaaday islamarkaana dadkii dooxa ka agdhawaa isku dayeen in ay gurmad ufidiyaan ayaan lagu guulaysan dooxa oo ah oo biyo xoogani socdeen awgeed. Wixii kazoo kordha kala soco wararkeena danbe Related posts:DAAWO;-Xamaaliinta Kastamka Kalabaydh Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Miisaan Wasaarada Maaliyadu Keen... Somaliland Oo Canbaaraysay Fal Xadgudub Iyo Cunsuriyad ah Oo Kooxo Dalka Sweden Ku Dhaqani Kula Kace... DAAWO; Garabka Isbahaysiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Halka Uu Marayo Wada hadalkii U Furmay Xisbiga Ucid... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|