|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamada Qaranka Jsl Oo Fashiliyay Dad Qaraxyo Fulinayay Oo Ay Soo Abaabuleen Kooxaha Huwanta Ah Ee Ka Dagaalamaya Laascaanood!
May 31, 2023 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan gobolka sool ayaa soo bandhigay dad isku soo xidhay qaraxyo kuwaasi oo ay soo abaabuleen kooxaha huwanta ah ee ka dagaalamayaan laascanood Sidoo kale saraakiisha ciidanka oo faah faahin ka bixiyay dadka isqarxinayay ayaa soo bandhigay qaarkamid ah kuwii isku soo xidhay walxaha qarxa oo goobo banana ah ku qarxay kuna naf waayay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/_lqDitaSYmg Related posts:DAAWO Daah-furka Jaamacadda Unity University Qaybteeda Hargaysa Iyo Weedhihii Madasha Ee Masuuliyii... DAAWO;-Culimo Awdiinta Somaliland Oo Soo Saartay Bayaan La Xidhiidhka Awaamiirtii Gudida Ka Hortaga ... DAAWO; Suldaanka Qurba Joogta Somaliland Oo Deeq Afur Ah Gaadhsiiyay Cusbitaalka Magaalada Hargeysa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|