|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamada Qaranka Jsl Oo Fashiliyay Dad Qaraxyo Fulinayay Oo Ay Soo Abaabuleen Kooxaha Huwanta Ah Ee Ka Dagaalamaya Laascaanood!
May 31, 2023 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan gobolka sool ayaa soo bandhigay dad isku soo xidhay qaraxyo kuwaasi oo ay soo abaabuleen kooxaha huwanta ah ee ka dagaalamayaan laascanood Sidoo kale saraakiisha ciidanka oo faah faahin ka bixiyay dadka isqarxinayay ayaa soo bandhigay qaarkamid ah kuwii isku soo xidhay walxaha qarxa oo goobo banana ah ku qarxay kuna naf waayay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/_lqDitaSYmg Related posts:Daawo:Golaha Wakiilada Somaliland Oo Saaka Ansixiyay Qaar Ka Mid ah Golaha Wasiirada Iyo Magacyada M... Taliyaha Ciidanka Booiska jsl Oo Kormeeray Suuqyada Magaalada Hargaysa Iyo Waxyaabihii Uu kusoo Arka... Amb Maxamed Cabdikariim (Maarshaal) Oo Kamid Noqon Doona Murashaxiinta Utartamaya Xildhibaanimadda G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|